Mid ka mid ah astaamaha "cusub" ee taariikhda Hiiraan waa masiibooyinka dabiiciga ah. Webiga Shabeelle ayaa marar badan daadsaday, gaar ahaan 2018 iyo 2020, halkaas oo ay ku naf-waayeen boqolaal qof, lagana barakiciyay kumanaan qoys. Waxaa la arkay biyo-xireenno cusub oo laga dhisay hareeraha Beledweyne, balse weli dhibaatada daadadka ayaa ah mid soo noqnoqota.
Gobolka Hiiraan waa mid ka mid ah gobollada ugu faca weyn uguna muhiimsan dalka Soomaaliya. Maadaama uu ku yaallo bartamaha dalka, wuxuu door weyn ka ciyaaraa isku-xirka gobollada Waqooyi, Koonfur, iyo Galbeed. 1. Asalkii iyo Magaca taariikhda gobolka hiiraan new